Xikmadaha Maanta

0
90
  • Haku Farxin dhibaato ku dhacday qayrkaa, waayo ma ogid adagaba maalmuhu waxa ay ku qarinayaan.
  • Dadku waxay inta badan iloobaan inay kuu mahadnaqaan markaad wanaag u samayso, laakiin marnaba ma iloobaan inay ku eedeeyaan haddii aad hal qalad ku samayso
  • Aargoosiga ugu wanaagsanwaa inaad horay u socoto, cafido, ilowdo, kuna dadaasho inaad guulaysato.
  • Dadka qaarkii ma rabaan inay runta maqlaan sababtoo ah ma doonayaan in dhalanteedka ay ku jiraan laga burburiyo
  • Wanaagu waxba ma aha hadaan ficil la socon, Aaminaadu waxba ma ah hadaanay caddayni la socon, Raaligelintu waxba ma aha haddii aan isbedel jirin.

Qofka u dambeeya ee maskaxdaada ku jira markaad seexanayso habeenki waa sababta farxdaada ama xanuunkaaga