Mishiinkii Dhaqaajiyay Barashada Dastuurka Somaliland

0
72

Hargeysa(Dawan):-Agaasimaha Wasaarada Xidhiidhka Goloyaasha iyo Dastuurka Marwo Deeqa Cabdi yuusuf oo muddo dhawr sano ah haysa xilka agaasimaha guud. Wasa mashiinkadhaqaajiyay Wasaaradda XG iyo D. Wasaaradan o ahwasaarad balaadhan oo ahmiyad wayn qaranka jsl u leh. Waayo mar waa isku xidhina labada gole qaran ee sharci diinta “Wakiiladda iyo guurtida”  marka waa balaadhinta, ku tababarida iyo faafinta Dastuurka qaranka JSL. Intii ay yimi waxa hanaanka wasarada laga wareegay isbaran ku dhisa shaqo wanaag iyo hanaan maamul oo Saraysa. Iyadoo dhammaan shaqeelaheedu kuwa wasaarada jooga iyo shaqaale qaybaha kale ee dawaladu at ka mahad sheeganaya waa shaqaynteeda iyo soo dhwaynteeda fiican. Agaasimuhu waxa ay hormuud ka ahayd in dhamaan shqaalaha dawlada iyo bulshaa kaleba lagu taababro dastuurkeena. Ugu danban waa masuul la mahadiyay kana soo baxay shaqadii Qaranku u igmaday.  Waxa aan ku boorinayaa dhamaan Agaasimayaasha iyo madaxda dalka iyo at ku dayaan Marwo Deeqa.   dastuurkeena barashadisa waa muhiim qofkastaba oo muwaadin ah oo wadanka jamahuuriyada somaliland  ah

Dastuurka waxa uu ahmiyad siinayaa muwaadinka reer somaliland waxa uu xaq leeyahay iyo waxa loogu leeyahay

Taasi oo aanay shacabka Jamhuuriyadda Somaliland markii hore ku baraarug sanayn.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo arrimaha Dastuurka Somaliland muddadii ay joogtay wasaarada waxa ay kor qaaday  Toobabarada lasiinayo macaliminta dhiga barashada Dastuurka waxa kale oo at wasaaradu furtay xarumo lagu barto Dastuurka Somaliland  Taasi oo ay ardayda kala jooga gobolada dalka jooga labaro.