Xikmadaha

0
55
  • Aamuska Ayaa Marar badan Jawaabta ugu wanaagsan ah
  • Is Faham kooban yaanu ka burburin saaxiibtinimo weyn
  • Qofna meel hakaga dhicin, ixtiraam
  • Ha rumaysan wax kasta oo aad maqashid.
  • Xidhiidhka dadka ha goyn, ma jiro qof aan waxtar lahayni.
  • Nolashaadu waxay qiimo leedahay inta aan waxtar ku kordhiso tan dadka kale.
  • Debeca iyo naxariistu waa astaaaha guusha iyo akhlaaqda wanaagsan
  • Ka dhabee wax kasta inaad guul ka gaadho
  • Hadba sida aad dadka ula dhaqanto ayaa ah maxsuulka aad helayso.
  • Inta aad nooshahay wax kasta waa suurgal.