Fikradaha Khaldani Waa Burburka!

0
67

Mr.Nayefย  waa maamule ku xigeenka shirkad Teknoolajiyadda ka shaqeysa, waxa uu maamulaa hanti aan ka yareyn Hal-bilyan oo dolar. Waxa uu si fudud horumar uga sameeyay shaqadiisa. dadku aad ayay u jeclaayeen,

laakiin waxa uu dhageystay weedho maskaxdiisa aaminsan tahay oo ahayd in aanu ahayn qof wanaagsan, shaqadan uu hayoย  aan u qalmin.

 

Nayef waxa uu gaadhey heer goโ€™aannadii gacansiga ahaa ee uu sida fudud uu ku gaadhi jiray ay ku adkaadaan, kalsoonidii uu naftiisa ku qabayna ay yaraato. Fikradahani khaldan waxay burburiyaan horumarka qofka iyo kan guud labadaba.