Xikmadaha Maanta

0
71
  • Fahanka farriinta nolosha, tani waa qodobka ugu horreeya ee ay wadaagaan dadka guuleysta
  • Dadka guulaystay shaqadooda waxa ay u qabteen si fiican oo dhakhso ah
  • U adeegso codkaaga wanaag, dhegahaana inay khayrka maqlaan, gacamaahaga bixinta sadaqada, maskaxdaada runta, jidhkaaga oo dhan Allah ka cabsi iyo toosnida dariiqa saxda ah.
  • Kelnimadu waa ay xun tahay, laakiin waxa ka sii khariban saaxiibka xun
  • Waxa jira dad ku maqlayaa adigoo ku hadlaya kumanaan eray, laakiin aan ku fahmayn iyo kuwo ku fahmi kara adigoo aamusan.
  • Qof kastaa gef wuu sameeyaa maaha inuu is ciqaabay, marar badan dadka wanaagsan ayaa sameeya xulasho xun, maaha inay xun yihiin laakiin waa inay Aadami yihiin oo khaldami karaan
  • Haddii aad hadal badan tahay waxaad ku celi celisaa wixii aad taqaanay, laakiin haddii aad aamusto waxaad baranaysaa wax cusub.