Dadka Badankoodu Waa Danaystayaal!

0
71

Dunida dadka ku nooli waxay qabtaan hawlo kala duwan, oo mid kastaaba doonayo inuu kala soo baxao noloshiisa. Haddaba hawlaha kala duwan ee ay dadaku qabtaan waxa ka mid ah kuwan soo socda:

 

  • Garyaqaanku wuxu rajaynayaa inaay dhibaatoyinku bataan sida dadka is maxkamadaha imanaya u bataan oo isagana shaqadiisu joogto ugu noqoto.
  • Dhakhtarku wuxu rabaa oo uu jecel yahay in xanuunadu bataan si dakhligu u kordho .
  • Makaaniga baabuurta wuxu isaguna ku fikirayaa inay cilladaha gaadiidku bataan.
  • Laakiin Tuuga ayaa ku fikiriya inuu noqdo nin maal qabeen ah si uu hawshan halista ah ee dhibta badan uga hadho.
  • Askariga aya isna ku fikiraya in amaanku adkaado si uu gurigiisa u seexdo.

Adigu kooxhan keeba kuula muuqda inuu si wanaagsan u fikirayo?