Xikmadaha

0
67
  • Reer galbeedku inagama caqli badna halkaynu isku dhaafnay ah waa iyagu waxay isgarab taagan kooda guul daraystay ilaa uu ka guulaysanayo, halka inagu keena guulaysta aynu la dagaalano ilaa inta uu guuldaraysanayo โ€œ Xikmad Carbeed
  • Waalida macnaheedu waa qof samaynaya wixii uu samayn jiray isagoo u samaynaya sidii uu hore ugu samayn jiray isaga filaya in natiijo tii hore ka duwani kasoo baxdoโ€
  • โ€œWaxaan necebahay qof tagaan meeshu joogay dhowr sano ka hor, dhinac kasta oo nolosha ahโ€
  • Waxa fiican in qofku dunida kaga tagto wax muuqdaโ€
  • Markaad dhalatay waa lagugu eedaamay, mana garanaysid qofka kugu adimay, markaad dhimatana waxa lagu tukanayaa Salaad aan Eedaan lahayn, mana taqaanid cida kugu tukanaysa, inta u dhaxaysa Eedaanka hore iyo salaadda lagu tukaday ayaad dunida joogtaโ€
  • Markaad dhalatay maad garanayn qofka ku qabtay, markaad dhimatana mataaqanid cida iilka ku dhigaysaโ€