Shuuciyadda Iyo Hogaankeedii Kharibnaa!

0
58

Madaxweynihii Ruushka Joseph Vissarionovich Stalin ee horaantii qarnigii 20aad wuxu dhashay bishii December sanadkii 1878, qoyskooduna wuxu ahaa sabool ka soo jeeda jamhuuriyadda Georgia wuxu caan ku ahaa shuucinimada isla markaana hogaamiye siyaasi oo keligii taliye ah ayuu taariikhda ku galay.

Talada hogaanka Sofiyeetka ayuu la wareegay badhtamihii 1920 ka dib markii uu dhintay Madaxweyna Valadamir lenin oo kacaanka shuuciga ah hogaaminayay. Wuxu ahaa nin aaminsan fikradda mabadaโ€™ Marxism-Leninism, inkasta fikrada madax adayga iyo keli talisnimada uu ku ย hogaaminayay loogu bixiyays Stalinism..

Josph Stalin wuxu ahaa madaxweyinihii ugu dilka badnaa dadkiisa Ruushka

Maalin ayuu usoo galay askarigii ilaaliyaha u ahaa โ€œbody guardโ€, waxaana uu u sheegay inuu debeda nin tagaani isagoo raba inuu madaxweynaha la kulmo.ย  Stalin ayaa weydiiyay muxuu iga rabaa ?

Waxaana askarigu ugu jawaabay wuxu yidhi: โ€œ Waxaan ogahay mustaqbalka waxa dhacaya oo aan rabo ainaan madaxweynaha u sheego. Stalin ayaa askrigii ku yidhi โ€œ Orod bax oo isaga dila, hadduu mustaqbalka wax ka ogyahay wuxu sii ogaan laha inaan dilayo iima yimaadeenba , โ€œ . Waxaana ka mid ah halkudhigyada uu caanka ku yahay ee uu yidhi โ€œ Geeridu waa xalka mushkulad kasta marka aanu qof jirin mushkuladini ma jirtoโ€ . Taasi oo u halhays uga dhigay dilkisa badanย  .

 

 

ย 

ย