Wakhtiga Adag Iyo Dareenka Werwerka Dadka!

0
82

Waxay ahaayeen lamaane safar dhinaca badda ah waa galay, nasiib daro Markabkii ayย  la socdeen ayay mawjado baaxad lihi ku kaceen waana uu baax degayay.
Naxdinta ku habsatay Rakaabka waxa sii xoojiyay dhowaaqi ka soo yeedhay Capatanka oo sheegay inay noloshu halis ku jirto ka dib markii uu cadeeyay in cimiladu ay xun tahay.

Wax yar ka dib meelo doonida ka mid ah ayay biyuhu soo galeen, taasi oo iyana sababtay oohinta intii beer jilicsanayd.

 

Gabadha ayaa dhinaca ninkeed usoo dhowaatay, iyadoo ka yaaban sida aanu ninkeedu werwer badan u qabin waxaana ay ku tidhiย : โ€œ Miyaanay ku dhibayn nolosheena halista ku jirtaย ? โ€œ. Ninka ayaa middi uu haystay soo qaaday oo beerka ka saaray, waxaana uu ku yidhi โ€œ Miyaanad ka baqayn inaan kugu gooyo beerkaย ? โ€œ. Iyadoo dhoola cadaynaysa ayay ku tidhi โ€œ Maya, waan ku kalsoonahay in aanad sidaasi yeelaynโ€œ.

Ninka ayaa ku yidhi โ€œ Hadda maxaad Allah ugu kalsoonaan weyday sidan si ka sii badanย ? Allah isaga haya nabadgelyada aan hadda dareemayno.ย Mar Kasta Allah ku kalsoonow