Astaamaha Nacaska Ama Axmaqa!

0
74

Dadka xigmadda badan qaarkood waxa ay nacaska ku tilmaameen mid leh lixda astaamood ee soo socda;

  1. Waa iska cadhooda dhib laโ€™aan,
  2. Xaqdarana wax ku bixiya
  3. Qof walba ku kalsoonaado,
  4. Sirtana aan qarinin,
  5. Cadawgiisa iyo saaxiibkiis kala soocin,
  6. Wax kasta oo qalbigiisa ku soo dhaca ku hadla

Waxaana uu si dhalanteed ah u aaminsan yahay in uu yahay kan dadka ugu caqliga badan.