Wanaag Samee, Hana Ku Faanin!

0
149

Markii uu maqlay inuu jiro nin caqli badan oo xakiim ah oo wax kasta oo la weydiiyo ka jawaabaya, aad ayuu ula yaabay sida taasi ku dhici karto.

Meeshii ninka loogu tilmaamay ayuu tegay ka dibna wuu la fadhiistay , waxaan uu ku yidhi โ€œ waxaan maqlay inaad tahay xakiim maskax badan, laakiin waxaan doonayaa inaad suโ€™aal iiga jawaabtoโ€.ย  Ninkii caqliga badnaa ayaa ku yidhi โ€œ Waa sax, waan isku deyi inaan jawaaboโ€.

Ninkii ayaa ku yidhi โ€œ Waxaad ii sheegta arimaha ay tahay inay dadku weligood xusuusnaadaan, iyo kuwa ay tahay inay mar walba ilaabaan oo xusuusta ka saaraan?

Ninkii xakiimka ahaa ayaa ku jawaabay โ€œย  Qofkii wanaag kuu sameeyaa weligaa ha ilaabin, qofkii adigu aad u samaysay wanaagna weligaa ha xusuusan iska ilowโ€.