Dareenka Gefka Maamul Ee Ay Gashay!

0
36

Gabadha Madaxweynaha ka ahayd dalka Koonfurta Kuuriya intii u dhaxaysay Feberweri 2013 – March 2017 ee lagu magacaabi jiray Mr.Parkย Geun-hye ayaa sanadkii 2014 Telefishinka dalkeeda iyadoo ilmaynaysa shacabkeeda kala hadashay.

Gabadha ayaa bulshadaย  raaligelin weyn siisay ka dib markii dadka dalkaasi ay ka qaylo dheer oo cabasho ah u gudbiyeen iyagoo ku eedeynayay fadeexad ah inayย  shaqo qorid musuq ah samaysay.

Madaxweynaha aha ayaa shaqada xafiiskeeda qortay gabadh hore ay saaxiib u ahaayen iyadoo kalsooni ku qabtay. Arintaasi ayaa ceeb usoo jiiday waxaana ay raaligelin weydiisatay shacbiga gabadha la saaxiibka ahayd ayaa iyana shaqada laga fadhiisyay. Madaxweynaha ayaa sheegtay in aritaasi si khalad ah u dhacday mar danbe aanay soo noqon doonin.