- Wakhtiga iyo hawsha aad qabanayso isu miismaan si aan fashil kugu dhicin
- Hawsha kugu adkaada quus iyo niyad jab yaanay kugu ridin soco waa marka guusha dhowdahay.
- Ha isku halayn nasiib adeegso awood iyo karti wixii aad leedahay.
- Hawlaha muhiimka ah ha yaraysan, wax kasta ka horaysii.
- Ma jirto waxa aanad wakhti u haynin laakiin waxa jira waxa aanad dan ka lahayn.
- Ha ku xidhin nolosha dhaqaale , isku dey inaad aad adigu samayn kartid dhaqaale