- “Mansabka iyo Xukunku waa mas’uuliyad, maaha fursad.”
- “Dawladda wanaagsan waxa saldhig u ah kalsoonida iyo wadajirka bulshada.
- “Horumarka bulshada wuxuu ka bilaabmaa isbeddelka qofka.”
- “Horumarka dhabta ah wuxuu ku jiraa kalgacalka iyo iskaashiga bulshada.”
- Bertrand William Russell oo aha faylasuuf Ingiriis ah ayaa yidhi: โ Noloshu way ka gaaban kana koobanย tahay oo haddana ka qiimo badan tahay inaan uruurinno gefafka dadka kale inagu sameeyaan iyo in dadka la isku diro oo belaayo la dhex dhigoโ.ย Waxa uu intaa ku daray โ dadka khaladka uruuriyaa waxa ayย iska lumiyaan wakhti qiimo badan halka kuwa dadka isku diraanna ay noqdaan dad qiimihii nolosha gabay oo cimri gaabanโ.
- Guusha Weyn waxaad gaadha markaad naftaada ka Guulaysto.
- Aadamiga waxa nolosha jeclaysiiya waxa ugu muhiimsan rajada
- Xikmaddu waa in aad garanayso waxa aad samaynayso, Xirfadduna waa inaad garanayso qaabka aad u qabanayso. Guushuna waa inaad samayso.