Xikmadda Maanta

0
39
  • “Shaqaaluhu waa tiirarka ugu muhiimsan ee horumarka.”
  • “Xidhiidhka wanaagsan ee shaqaaluhu wuxuu horseedaa wada shaqeyn guul leh.”
  • “Shaqaalaha wanaagsan wuxuu noqonayaa hogaamiye mustaqbalka.”
  • “Shaqada wanaagsan waxay abuurtaa nolol wanaagsan.”
  • Xikmad :Awood uma lihid inaad bedesho muuqaalkaaga si aad u noqoto kan dadka ugu quruxda badan laakiin waxaad awood u leedahay inaad bedesho dhaqankaaga si aad u noqoto kan dadka ugu akhlaaqda wanaagsan.
  • Xikmad:ย  Shimbiruhu waxay cunaan qudhaanjada, laakiin markay dhimato qudhaanjada ayaa cunta, sidaasi ayay duruufuhu isu bedelaan.ย ย  Waxa laga yabaa inaad maanta xoog tahay laakiin wakhtigu waa kaa xoogย  weyn yahay.