Xikmadaha Maanta

0
122
  • Inaad awoodaadu intay tahay u noolaato iyadoo wax badani ka maqan yihiin ayaa ka wanaagsan inaad u noolaato nolol ku dayasho cid kale ah, xataa haday tahay mid dhamaystiran”

 

  • Faysluusf ayaa yidhi “ Waalidu maaha wax kale waa inaad arrin wadadii uu kaaga khaldamay ku celceliso adigoo filaya markaad ku celceliso in jawaab saxa aad helayso”

 

  • “ Wax kasta oo aad ku riyooto lama helo, waxa la helaa waxaad u dadaasho”
  • “ Aar gudashada u weyni waa adigoo cafis sameeya”
  • “ Noqo sida ubaxa oo xataa gacmaha jaraya siiya udgoon”
  • “ Wanaag horumarso si markaaga laguu wanaajiyo”
  • “Go’aanka kasta oo aad gaadhayso ka fikir wuxu horseedayo”
  • Haku Farxin dhibaato ku dhacda qayrkaa, waayo ma ogid adagaba maalmuhu waxa ay ku qarinyaan.
  • Dadku waxay inta badan iloobaan inay kuu mahadnaqaan markaad wanaag u samayso, laakiin marnaba ma iloobaan inay ku eedeeyaan haddii aad hal qalad ku samayso
  • Aargoosiga ugu wanaagsanwaa inaad horay u socoto, cafido, ilowdo, kuna dadaasho inaad guulaysato.