Dadka Wanaagga Jecel Iyo Sharwadayaasha!

0
144

Dadka badankoodu waa kuwo jecel waanagga iyo samaha, Waxaana ay doorbidaan in aanay qofna waxyeelo gaadhsiin , si aanay noloshooda cidhiiidhi u gelin.ย  Dad yar ayaa belaayada iyo sharka u sacaba tuma, kuwaasi waa kooxaha Shaydaanku ku shaqaysto.

Dadka samaanta jecel dhibaatada haysataa waa iyagoo aan jeclayn inay arkaan dad sida shaydaanka u dhaqmaya oo rebesh badan isla markaana dhibaato badan.ย  Weliga waxba haka cidhiidhyoon dadka aan wanaagga asalka u lahayn.

Dumarku Waxa ay Ka Warwaraan, Inay Raggu Ilaawaan.
Ragguna Waxa Walbahaar Ku Riday Dumarku Sida aanay Waxba U Ilaawin.