Saadaasha Khabiirka Skysports Ee Kulamada Premier League Ee Bartamaha Toddobaadkan

0
47

Halyeeygii hore ee Arsenal, Paul Merson, ayaa shaaciyay saadaashiisa kulamada Premier League ee toddobaadkan bartankiisa la ciyaarayo.

Saadaasha Merson:

Tottenham Hotspur 2-2 Newcastle United

Chelsea 3-1 Leeds United

Everton 1-1 Bournemouth

West Ham United 1-1 Manchester United

Nottingham Forest 1-0 Wolverhampton Wanderers

Aston Villa 2-0 Brighton & Hove Albion

Crystal Palace 2-0 Burnley

Manchester City 3-1 Fulham

Sunderland 1-1 Liverpool

Brentford 0-2 Arsenal

Merson ayaa aaminsan in Chelsea iyo Manchester City ay sii wadi doonaan qaab ciyaareedkooda wanaagsan, halka Arsenal uu saadaaliyay inay guul ka gaadhi doonto Brentford.