Farxadda Iyo Horumarka Deegaanka!

0
76

Qosolka Ayaa Mideeyay Bulshada

Guddoomiyaha magaalada ayaa doonayay inuu magaalada ka dhigo mid farxad ku nool oo midowada waxaana uu ujeediyay khudbad isagoo yidhi : “Bulshadeenu waxay u baahan tahay madadaalo iyo farxad.”  Dadka ayaa cod dheer ku yidhi: “Haa, laakiin side u samayn karnaa?”

Guddoomiyaha ayaa soo jeediyay in lagu  qabto magaalada tartan qosol iyo sheekooyin madadaalo ah.

Qof kasta wuxuu la yimid sheeko gaaban oo madadaalo iyo qosol leh.  Bulshadii magaalada way wada qosleen markii ay wadaageen sheekooyinkooda.  Guddoomiyaha degmada ayaa markaasi yidhi: “Hadda bulshadeenu waa mid faraxsan.”

Qosolka ayaa noqday sababta bulshada midaysay, farxdda deegaankuna waa horumarkooda.