Mynamar: Bulsho Batroolka Gacanta Kula Soo Baxda

0
555

Dalka Mynamar oo ku yaal koonfur bari Aasiya ayaa ka mid ah dalalka ugu qanisan dunida. Waxa uu qani ku yahay macadnaha iyo shidaalka caydhin.  Dadka ayaa ku nool nolol xun  oo ay sababtay keli talisnimada iyo siyaasad xumada dalkaasi.  Qaar ka mid shaqaalaha shidaalka soo saara ayaa isticmaala qalabka gacanta oo ah mid aad u culus oo dhib badan si ay ula soo baxaan shidaalka caydhin.ee dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here