Xarumihii Khuraafaadka Ee Yurub

0
654

Xarumaha xanuunada Nafsaaniga ah ku shaqo leh aya Yurub ka soo shaac baxay qariniyadii dhexe ilaa qaringi 19aad iyo horaantii qaringa 20aad, waxaana sabab u ahaa aqoonta cilmiga caafimaadka oo liidatay. Xarumahan ayaa ugu horayna ku bilaabmay khuraafaad  iyo inay qaybka iyo maqanaha aan qof iyo kooxi toona war u hayn, ku faanaan inay og yihiin, waxna ka sheegaan.

Bulshooyinka Yurub aya wakhtigaasi aaminsana  in xanuunada maskaxda  ee waalida ah ay sabab u yihiin sixir , shaydaan iyo cadho Allah.   Wakhtigaasina kuwa dadka saaxiriinta lagu sheego waa la gubi jiray Yurub. Waxay Ahayd horumarka dhabta ah ee caafimaadka maskaxda mid ka madhan. Markii uu soo baxay kacaankii wershadaha wax uu noqoday mid sare u qaaday saami weyna ku laha xanuunada maskaxda ee nafsaaniga ah iyo isku buuqa oo aad u batay (stress).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here