Wararka Dibeda Dibad-bax lagu Taageero Raysal-wasaare Abey Axmed oo ka Socda Magaalada Jimma + Sawiro By Khadar Maxamed - February 13, 2020 0 691 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Adis-ababa (Dawan) Waxaa magaalada Jimma ka socda dibad-bax lagu taageerayo raiisulwasaare Dr Abiy Axmed, xisbiga barwaaqo iyo guud ahaan hoggaaminta isbadalka, dalka Itoobiya.