Wararka Dalka Daawo Taliyaha Booliska oo U Digay Dadwaynaha Waxyeelada Gaadhsiiya Booliska Hawlgalada Ku Jira By Khadar Maxamed - February 25, 2020 0 771 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Borama (Dawan) Taliyaha ciidanka booliska Somaliland sareeya gaas Maxamed Saqadhi Dabagale ayaa bulshadda uga digey waxyeeladda ay soo gaadhsiiyaan ciidamada booliska wakhtiyadda ay ku jiraan hawl galladda. Halkan ka Daawo