VideosWararka Dalka Agasimihi Hore Ee Xanaanada Xolaha oo So Dhaweyay Talabadii Madaxweyne Biixi Ka Qaatay Kolora Vayris By Wargeyska Dawan - February 25, 2020 0 781 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan)- Agasimihi hore ee Xanaanada xolaha Maxamed Axmed Cagowayne ayaa So Dhaweyay Talabadii Madaxweynaha Somaliland ka qaatay kolora Vayris, waxana uu tilmaamay in ay arintaasi ahayd talaabo wanaagsan oo goor hore la qaaday.