Wararka Dalka Somaliland Tirada maalin kaliya laga Helay Covid-19 oo kodhay By Khadar Maxamed - May 17, 2020 0 1213 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Somaliland tirada xannuunka safmareenka ah ee Covid-19 oo maalinba maalinta ka danbeysa sii kordhaysa. Waxaa ay saaaka wasaaradda horumarinta caafimaadku bulshada la wadaagtayy in 16 kiis oo cusub laga helay. Sawirka xogta tirada maanta laga helay