Wararka Dalka Cadceeda oo Madoobaatay saaka By Khadar Maxamed - June 21, 2020 0 825 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Cadceed (Qorrax) modobaad maanta oo Axad ah laga arkay guud ahaan caalamka. Waxaa masaajidada badankooda ka socda Quraan iyo salaatul jaamica. Qorrax madoobasku wax hawl yar maahe ILLAAHEY ayaynu danbi dhaaf ka baryeynaa.