Wararka Dalka Akhri Nuxurka Wareegto ka soo baxday Aqalka Madaxtooyada Somaliland By Khadar Maxamed - June 22, 2020 0 763 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeusa (Dawa) Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegyto madaxweyne ugu magacaabay gudoomiyaha gobolka Togdheer mudane Maxamuud Diiriye Xayd. Waxaa uu hore uga mid ahaa gudida Qandarsaayada Qaranka Somaliland.