Barnaamijyadaciyaaraha Wasiirka ciyaaraha oo isku Baddel ku sameeyay waaxaha wasaaradiisa By Khadar Maxamed - November 19, 2020 0 775 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaarada dhallinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland, mudane Boos Mire Maxamed ayaa isku badel ku sameeyay qaar ka mid ah waaxaha wasaaradiisa.