Diwaan-gelinta dufcadii 3aad ee Shaqo-qaran oo la daah-furay

0
1128

Xafiiska Shaqo-qaran ee dawladda Somaliland ayaa maalintii shalay ku daah-furay magaalada Hargeysa diwaan-gelinta dufcadii 3aad ee barmaamujkaasi oo bilaabantay. taasoo ay Ardayda ka qayb-gelaysaa sanadkan loo fududeeyey qaabka ay isku-diwaan-gelinayaan.

Barmaamujkan oo Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi bilowday sanadkii 2018-kii,kana qalin-jebiyeen kumanaan dhalinyaro ah labadii dufcadood ee hore, ayaa waxa sidoo kale Xafiiska Maamulaa shaaciyey in ay dib-u-qiimeyn ku samaynayaan faa’idooyinka uu qaranka u soo kordhiyey.

Halkan ka Daawo Muuqaal:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=02kU3X8PhNc&w=861&h=574]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here