Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Berbera ka Daahfurtay…

0
559

Berbera (Dawan) Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta maaliyadda Somaliland iyo maamulka degmada Berbera oo si wadajir ah ufuray tababar ku saabsan ururinta dakhliga oo ay ka qayb qaadan doonan shaqaalaha dawlada hoose Berbera.

Tabbabarkani, ayaabah mid wax badan ka tari doona soo ururintii dakhliga dawladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here