Xafladda Mahad-Naq Dhigta Xayawaanka!

0
190

Dadka Ainu, oo ah dad asal ahaan u dhashay dalka Japan, waxa ay leeyihiin dhaqan iyo ciiddooyin ay ka mid yihiin xaflado dhaqameed kala duwan. Dhacdooyinkan dhaqanka ah waxay si qoto dheer ugu xidhan yihiin ruuxdooda waxaana ay aaminsan yihiin haddaii aanay samayn in aanay helayn sababta ay u samaynayaa.

Xafladda Ciidaha Kotan waxa ay u sameeyaan si ay weyneeyan dhulka awooweyaashoodii, isla markaana loogu loogu duceeyo daryeelka dabiicadda iyo barwaaqada.

Bulshadani Waxa ay caan ku yihiin caadooyinkooda xidhiidhka la leh ilaalinta iyo ixtiraamka dabeecadda iyo xayawaanka.

Sidaa awgeed Bulshada Ainu waxa kale oo ay qabtaan xaflad gaar ah oo lagu magacaabo “Iyomante,” taas oo looga mahadceliyo laguna ixtiraamo xayawaanka laga helay cuntada iyo agabka kale sida hargaha iwm.

 

 

 

 

Bulsha Ainu waa bulsho ku nool oo asal ahaan deegankoodu yahay  waqooyiga Jabbaan iyo Ruushka.