CUNTOOYINKA AY JECESHAHAY HOOYADU OO CADEEYA ILAMAHA AY UURKA KU SIDO

0
575

Sida lagu daabacay Booga Al-Maktuub ee Interntka waxa jirta daraasad lagu sameeyay cuntooyinka ay jecel yihiin  hoyooyinka uurka leh taasi oo la oogaaday inay cadaynayso ilamha uurka ku jira inuu yahay wiil ama gabadh yahay.
Waxaana ay daraasadu cadasay :
1- Haddii hooyadu ay jeceshahay inay cunto  raashinka  milixda iyo cusbadu ku badan tahay marka waxay caloosha ku sida wiil.
2- Khudrada dhanaanka ku badan yahay sida liinta, canabka iwm.
3- Haddii hooyadu sidoo kale ay jeceshaya cunidda hilibka iyadana waxay taasi cadaynaysaa ayay daraasadu leedahay inay wiil caloosha ku sido.
4- Hooyada jecel xalwadda iyo dhamaan waxa macaan oo dhan ayay iyana cadaysay inay mid uurka ku sida gabadh noqonaysaa.
 

Leave a Reply