Faa’iidada Caafimaad ee Biyaha La Cabo Ka Hor Quraacada

0
605

Faa’iidooyinka ay leeyihiin biyaha la cabo salaadda hore , markaasi oo qofka  calooshiisu madhan tahay oo aanu quraacan ayaa la cadeeyay inay leedahay caafimaad badan iyo inay weliba dawayso xanuuno badan oo dhib ku haya aadamiga.
Sida ay cadeeyeen dhakaahtiir iyo aqoonyahano Japan u dhashay waxay sheegeen in biyaha la cabno ka hor quraacada marka aad hurdada aad ka toosto ay daweeyaan xanuuno badana oo ay ka mid yihiin : Xanuunada madaxwareerka joogtada ah,  garaaca sare ee wadnaha, suuxdinta ama dhicitaanka badan ee qofka,  xanuunada ku dhaca kaadi amreenka, taydfodhka , shubanka, kaadi macaanka, bawaaisrta iwm.
Waxa kale oo yaab noqotay in dhakhaatiratni ay soo saareen maalamaha aad u baahan tahay inaad cabato biyaha ka hor quraacada kuwaasi oo mid kast ay siiyeen muddo u go’an oo xanuunka ay danawaysno.
1- Dhiigrkaa waxa fiican in 30 maalmood cabto biayha marakad toosto.
2- Kaadi macaanka waxay sheegeen inay u wanaagsan tahay 30 Maamlood . iyagoo wabixjn jeer oo xanuuno ay qoreen wakhtiyada lagu dawayn ay jiraan sida Kansara.

Leave a Reply