Timirtu Waxay Dawaysaa Xusuus Yarida Iyo Romantiisamka

0
807

Sida khubaro dhinac nafaqaynta cuntada qaabilsani u ay cadeeyeen Timirtu waxay leedahay waxtar iyo faa’iidooyin badan oo ay ka mid yihiin:
 
1. Timirta  waxa ku jira maadooyinka Calcium, Foosfor iyo Vitamin A oo baahi weyn u qabo..
2. Waxay hoos u dhigtaa subagga dhiiga (Colistroolka), waxayna ka badbaadisaa qofka in xididadiisu noqdaan kuwo adag iyadoo ay timirta ku jirto Albaktiin oo ilakaha ka ilaalisa.
3. Timirta waxa lagu daweeyaa dhiig yaraanta, waxaana ku jira Bir, Vitamin B2.
5. Waxa kale oo ay wax ka tartaa curyaanimada iyo lafaha oo jilica maxaa yeelay waxa ku jirta  maadooyinka Calcium,  Foosfor iyo Vitamin A
6. Wax ay ufurtaa dadka cuntada, xusuus yarida waa daaweysaa iyadoo ay ku jirto Bootaasiyom
7. Wadna xanuunka garaac badan, daciifnimada ayay wax ka tartaa maxaa yeelay.
8. Waxay dewo  u tahay romatisamka iyo kansarka maskaxda, waxaan ku jira maadooyin caawiya. Waxaana jirta in dadaka beerta timirta aan degaanadooda lagu arag kanasarka.
10.  Qofka badsada  timirta waxa uu iska difaaca inay ku dhacdo bawaasiirta.
Haddaba si kooban waxa culmida nafaqatynta cunatdu cadeyeen in 100 grm ee timirta ay ku jiraana

  • Fiber – 6.7 grams.                   27%.
  •  Potassium – 696 milligrams.  20%
  • Copper – 0.4 milligrams.         18%
  • Manganese – 0.3 milligrams.  15%
  •  Magnesium – 54 milligrams.  14%
  • Vitamin B6 – 0.2 milligrams.    12%

Ogow: Waxa kale oo jirta in Timirtu ay macaanka kiciso.

Leave a Reply