Isbahaysiga ka dhanka ah Daacish

0
494

Masuuliyiinta maraykanka ayaa sheegay in dhowr dal oo carab ah ay ogolaadeen inay ka qayb qaataan weerar cirka oo lagu qaadayo Daacish.
Laakiin masuuliyiinta ayaa sheegay in loo baahan yahay in Ciraaq ay ogolaato weerarka. Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka John Kerry, ayaa sheegay inay dhiiri galisay balanqaadka uu ka helay waddamada.
Mr Kerry oo booqasho ku maraya bariga dhexe ayaa sheegay in dalalka qaar ay diyaar u yihiiin in ciidamo ay dhulka geeyaan, laakiin aanu  maraykanka doonayn ciidamo hadda.

Leave a Reply