Xarun Dameeraha lagaga Qosliyo

0
460

Matxaf cusub oo Dameeraha lagu tababaray ayaa laga sameeyay magaalada Milano ee dalka Talyaaniga.
Xaruntan oo lagu qabto orodka, qalaama rogodka iyo qosolka Dameeraha ayaa soo jiidatay dalxiisayaal badan oo caalamka iyo dalka Talyaaniga gudihiisaba ka yimaadda, kuwaasi oo boqolaal ah ayaa xaruntan u daawasho yimadda.

Leave a Reply