Gaadhigeeda Ayay Burburisay Isla Daqiiqadii Ay Iibsatay

0
409

Gabadh u dhalatay dalka Shiinaha ayaa burburisay gaadhi ay iibsatay ilbidhqisiyo yar ka dib markii ay ka soo dhaqaaqday Macaradkii ka iibiyay. Sida la sheegay Gabadhan ayay ariimuhu iskaga qasmeen, ka dib markii ay isbedel ku aragtay baaburka gaar ahaan dhinaca bariiga iyo meesha Petrolka lagaga subo, taasi oo ay aad uga cadhootay.
Waxayna ku burburisya suuqa badhatamihiisa, iyadoo wadatay ilibidhsiyo yar, Gaadhigan oo ah nooca loo yaqaan Borash ayaa laga siiyay qiime dhan 300 kun oo Riyaalka Sacuudiga, waxayna ka burburisay dhinaca hore .
Mid ka mid ah shaqaalaha Macaradkii ay ka iibsatay gaadhiga ayaa sheegay in ayaa yidhi “ Isla markii ay wax yar naga sii maqnayd, waxaan maqalnay codka burburka weyn, markaasi oo shaqalluhu u yaaceen dhinaca gaadhiga waxa ku dhacay, ka dibna waxaan aragnay burbur weyn oo xagga hore ee gaadhiga ku ku baabiisay gabadhii naga iibsatay wax yar ka hor. Booliiska ayaa gabadhan ku khasbay inay gaadhigan ka qaado suuqa.
 

 

 
 

Leave a Reply