Marinka Ugu Halista Badan Dunida Oo Dib Loo Furay

0
434

Booliiska Spain oo kaashanaya ciidamada u gaarka Marinka aduunka ugu Halista badan, ayaa furay 18/09/2014,. Goobtaasi oo loo yaqaan kamiinyitol deelri  waxay xidhnayd muddo 14 sano ah oo la dayac tirayay. Ka dib markii Sanadkii 2000 la xidhay markii ay ku dhinteen 5 dalxiisayaal  ahi ay ka soo dhaceen. Marinkaasi oo ah buur ku taal Spain ayaa dhererka joogiisu dhan yahay yahay 330 Mitir, waxaana sanadka kasta taga malaayiin dalxiisayaal ah.

Leave a Reply