NASA Oo Shaacisay In Mareeha Dhulku Burburayo

0
432

Khubaro ka tirsan hay’adda u qaabilsan dalka Maraykanka hawada sare ee NASA aya sheegay inay suurtagal tahay in caalamku uu burburo, isla markaana nolasha dadkuna ay halkaasi ku dhaamato, 100 sano ka dib.
Khubarda Nasa ayaa saadaashaasi ku sababeeyay iyadoo wakhtigan ay Mareeha dhulka ku soo beegan yihiin xidhmo dhagxan waaweyn ah, kuwaasi oo marba marka ka danbeeya ku soo dhowaanaya.  Warbixinta ayaa intaasi ku dartay in NASA ay qiyaastay xawaaraha ay ku socdaan taasi oo muujinaysa inay suurtagal tahay qarni ka dib inay isku dhacaan. Hay’adda NASA ayaa arintan ku muujiyay sawiro Vedio oo ay soo bandhigeen.  (Mareegta Nasa).

Leave a Reply