Aabe Wiil Yar Oo Uu Dhalay Dilay

0
529

Sida ay daabacday wargeys  ka soo baxa Tailand oo ay soo xigatay wargeyska Alyoum galabanimadii Salaasadii ayuu Aabe aan masakaxdiisu wakhtigaasi dhamayn ka dib markii uu soo sakhraamay dilay wiil yar oo uu dhalay oo da’diisu ahayd 9 sanno.
Aabaha ayaa ka cadhooday ka dib markii wiilkiisu uu weydiistay inuu ka caawiyo casharadii dugsiga.   Booliiska dalkaasi ayay gacanta ku dhigay Aaabaha oo arinkaasina baadhay.
 

Leave a Reply