Dal Qayb ka mid ah Ku Iibinaya 13 Milyan Oo Doller

0
466

Jasiirad ka mid jasiiradaha Maldef ayaa dhowaan la soo bandhigay  in la iibin doono. Jasiiradan oo u jirta magaalada caasimadda 13 mayl oo keliya,  Jasiiradan wakhtigan wax dad ahi ma degana. Iibsadayaash ayaa loo ogol yahay inay jasiiradaasi maal gashadaan, iyagoo ka dhisi doona goobo dalaxiis iyo goobo ganacsi.  Waxaana lagu qiimayay in lagu iibiyo 13 malyuun oo doller. Jasiradani waxay ka mid tahay 71 jasiiradood oo ay ka kooban tahay Maldef . Jasiiradani waxayna leedahay biyo macaan oo joogto iyo deked dabiici ah oo keliya u baahan in la casriyayo.

Leave a Reply