Cunista Kiniinka Madaxa Oo Keena Xanuuno Caloosha Ah

0
485

Dadka badankood ayaa isticmaala kniniino kala duwan oo uu isticmaalo markast oo uu madax wareero iyadoo aanu kula talin dhakhtar.
Cunista  marka uu qofku dareemo xanuun madax ah, ama xumad fudud kiniinka madaxa ayaa daraasad la sameeyay cadaysay inay keenaan xanuuno ka badan kan ballaadhan kuwa qofku iska dawaynayo. Warbixin ay Koox dhakhaatiir ah soo saareen dhowaan ayaa cadaysay  laguna daabacay wargeysa Alyoum in kiniinka loo qaato madaxa inay kaa dejiyaan madax wareerka iyo xumadah ay dhibaato weyn ku keenaan caloosha. Waxa kale oo ay dhakhaatiirtu sheegeen in haddii la caadaysto cunista kiniinadan aanay waxtar u yeelanayn bukaha, iyagoo dhibaatona ku keenaya dadka cuna.

Leave a Reply