Caafimaadka Iyo Farxadda Ku Jirta Hurdada Oo Laga Tooso Wakhti Hore

0
406

Maalin kasta dunida waxa soo baxaya cilmi baadhis cusub oo ay isku hawleen aqoon yahano , daraasad cusub ayaa cadaysay in hurdada habeenkii ay aad ugu fiican tahay nasashada maskaxada. Wakhtiga qofku hurdo maskaxda waxa ku yaraada soo  dheecaanada Dopamine oo ka masuul ah faraxadda iyo wanaagga qofka.
Haddab daraasadan ayaa si buuxda dadka ugu dhiirgelisay inay hurdada ka toosaan ka hor inta aanay soo bixin cadceedu taasi oo keenaysa in maskaxdu ay si fiican u hesho dheecaandaasi ee ka qayb qaata faraxdad ee Dopamine.  Iyadoo Islaamkuna hore ugu dhiiri geliyay bulshadiisa inay  goor hore kacaan si ay salaadad subax u tukadaan.
Rasuulka Allah (Scw) ayaa isna ku dhiirgeliyay dadka muslmiinta ka hor daraasadan waxaana uu ku yidhhi Xadiiskan : “ Shaydaanku midkiin marka uu seexdo wuxu ku xidhaa saddex guntimood,  marka uu tooso wuxu ka furaa guntin , marka uu wayso qaatana wuxu ka furaa tan labaad, marka uu tukanada waxa ka furanta tan sadexaad waxaan uu waagu u beryaa isagoo firfrionn  oo nashiid ah “ (  Muslim)

Leave a Reply