Maraykanka oo Sheegay in ay 50 Waddan ku Taageerayaan Weerarka Daacish

0
438

Xoghayaha arrimaha dibeda ee Mareykanka John Kerry ayaa waxa uu sheegay in 50 waddan ay haatan taageerayaan weerarka cirka ah ee Mareykanka uu hormuudka ka yahay ee lagu qaaday dagaalyahanada Daacish ee ka dagaalamaya qeybo badan oo ka mid ah Suuriya iyo Ciraaq.
Waxa ka mid ah wadammadaasi shan waddan oo Carab ah oo ay ku jiraan Sacuudi Carabia, Qadar iyo Baxrayn.
John Kerry waxa uu sheegay in dagaalka uu sii socon doono, ilaa hubaal laga dhigo sida uu sheegay in la waayo meel ay gabaad ka dhigtaan dagaalyahanada Daacish.
 

Leave a Reply