Xanuun Cusub : Gabadh Yar Oo Carabkeedu Kora

0
399

Koox ka mid ah dhakhaatiirta Ingriiska ayaa ku sameeyay camaliyad qaliin ah gabadh yar oo u dhalaty dalkaasi. Gabadhan yar ayaa lagu arkay xanuun dhif ah oo aan hore loo arag kaasi oo ah in carabka gabadhan yari aanu joojinayn koritaanka isagoo marba marka ka danbeeya ka sii weynaayaya intii uu hore u ahaa.
Dhakhaatiirta ayaa ila ahadda u helin wax xal arinkaasi Gabadhan yar

Leave a Reply