Bakistan: Markii Loo Dhiibay Warqadda Laydhka Ayay Is Dishay

0
400

Gabadh u dhalaty dalka Bakistan ayaa is dishay iyadoo cuntay kiniinka jiirka ka dib markii ay ka cadhootay waraqda laydhka ee loo keenay.
Gabadhan oo haystay caruur agoon ah ayaa aad uga naxday lacagta laydhka ee lagu soo dalacay oo dhamayd 29300 Rubi, una dhigmaysay  $ 300. Dadka jaarka ah ayaa sheegay inay gabadhani aad noloshu cidhiidhi ugu ahayd oo ay diriqi ku heli jireen raashinkooda iyada iyo caruurteeda. Da’da  gabadhan ayaa ahayd 37 sano.

Leave a Reply