Dibi Yar Oo Dariiqyada Xidhay Ruushka

0
392

Wayl  yar ayaa sababay xaalad fawdo ah oo ka dhacday dariiqyad gaadiidka ku marayeen ee magaalada Naygani oo ku taalal badhtamah dalka Ruushka. Dibigan yar ayaa si degdeg ah uga booday gaadhigii uu saara , isagoo wadada dhex cararay taasina waxay keentay in baabuurt  xawaraha ku socotaa ay geliso fawdo kuwaasi oo isku deyay inay ka fogaadan inay baabuurto isku dhacdo.  Waxase nasiib wanaag noqotay in debigan aanu sababin wax shil ah. Dibigan ayaa la sheegay in lagu waday goob dhakhtar xoolaad.

Leave a Reply