Xanuun Yaab Leh: Wiil 41 Maalmood Jidhkiisu Is Bedelo

0
364

Wiil lagu magacaabo Ari Biyom oo u dhashay dalka Indonisiya ayaa lagu arkay xanuun aan weli la arag. Wiilkan yar aya marka uu joogo 41 maalmood uu jidhkiisu isu bedela sida harraga masaska oo kale.  Dhakhaatiirta ayaa xanuunkan aad isugu hawshay inay dawadiisa helaan. Dhakhaatiirta ayaa aad ugu wareeray dawada xanuunkan.
Warbxin ay soo saareen dhakhaatiirta ayay ku cadeeyeen in xanuunkani yahay ka loo yaqaan xanuunka cas.  kaasi oo ku dhaca harrag dadka  isla markaana ah mid muddo ku  yimaada, isaga oo harragana qofkana u bedela sida midabka mask oo kale. Waxaan loo yaqaan ayay yidhaahdeen meelaha qaarkood xanuunka maska.
 

Leave a Reply