Heesaa Balaastiik Ka Galay Xanuunka Ebola

0
425

Warbixin ay qortay wargeyska Daily Mail ayaa sheegtay  in heesaa  u dhashay dalka Maraykanka uu tegay dalka Kongo halkaasi oo uu heeso ku soo bandhigay. Wargeyska ayaa qoray in heesaagaasi oo sita dhalasho dalka Sengila ah da’diisun  tahay 41 sano,. Fanaankan ayaa  ku soo bandhigay heesaha Biibaale weyn oo uu ka dhex muuqday laakiin aanay dadku taabin Karin, muuqaalkiisuna ka muuqday.
Heesaga ayaa sidan u yeelay  isagoo ka cabsi qab xanuunka Ebola oo halkaasi ku fiday  inuu soo gaadho. Waxaana goobta uu ka heesayay isugu yimi dad tiradooda lagu qiyaasay 60 kun oo qof.
 

Leave a Reply