Madaxweyne Xaaskiisa Dilay

0
490

Joseph Stalin wuxu ahaa xoghayaha xisbiga shuuciga ah ee Sofiyeetka, wuxuuna noqday madaxweynihii Midowga Sofiyeetka ee ka danbeeyay Lenin. Wuxu caan ku ah qalfsanaan iyo adayg iyo kibir xad dhaaf ah. Wuxu ku adkaa ra’yigiisa  waxaana uu dili jiray cid kasta oo ka hortimaadda. Wuxu xukunka Midowgii Sofiyeetka hayay 1922-1952. Sanadkii 1932 ayuu dilay gabadhiisa oo la odhan jiray  Nadezhad (Nadya). Waxay ahayd gabadh geesiyad ah oo had iyo jeer dhaliili jirtay ra’yiga uu keli ku yahay. Wuxu guursaday 1919 iyadoo u dhashay laba caruur ah wiil iyo gabadh.  Waxay ahaan jirtay xoghayntiisa, labadooduba waxay ahaayeen shuuciyiin aan wax diin ah rumaysnayn.

Leave a Reply